Dowlada Somalia oo fasaxday lacagtii laga xanibay Imaaraadka Carabta

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sii deysay lacag gaareysay 9.6 milyan oo dollar oo bishii April sanadkii 2018-kii ay kala wareegtay Imaaraadka Carabta. Lacagtaasi oo saarneyd dayuurad ay laheyd Imaaraadka ayaa hey’adaha sirdoonka Soomaaliya ay qabteen, waxaana ayna sabab u noqotay inuu xumaado xiriirkii dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Dowladda Soomaaliya ayaa lacagtaasi xilligii ay qabaneysay … Continue reading Dowlada Somalia oo fasaxday lacagtii laga xanibay Imaaraadka Carabta